Madaxweyne Axmed Madoobe oo u Mahad Celiyay Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan mahad celin iyo dardaaran isugu jira la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland iyo heer Federaal iyo guddiga xalinta khilaafadka.   Madaxweynaha ayaa xubnahan uga mahad celiyay sida hufan ee ay usoo dhamaystireen Doorashooyinka xubnahii u danbeeyay ee Aqalka sare … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe oo u Mahad Celiyay Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)